Description: Cilmi-boodhari caashaqiisii by Maxamed Xirsi Guuleed Cilmiboodhari Caashiqiisii waa buug lagu soo ururiyey qisadii jacaylka ahayd ee Cilmi Ismaaciil Liibaan (Cilmiboodhari). Qisadani waxa ay dhacday 80 sano ka hor. Goobtu waa magaalada Berbera. Waxaa uu jeclaanayaa gabadh la odhan jiray Hodan, laakiin nasiib uma yeelanayo in ay is helaan. Suugaan waartay oo faaftay ayuu ku cabbiray jacaylkii uu Hodan u hayey. Aakhirkii waxaa uu u dhintay jacayl, sida ay rumaysnaayeen dadkii wakhtigaas noolaa. Qisadaa Cilmiboodhari iyo dareenkiisii uu suugaanta ku cabbiray, waxay saldhig u noqdeen fanka iyo suugaanta jacaylka Soomaalida oo wakhtigaa ka dib hanaqaadday. FORMAT Paperback LANGUAGE Somali CONDITION Brand New Details ISBN9198211609 Author Maxamed Xirsi Guuleed Pages 130 Publisher Eurosom Books Year 2022 ISBN-13 9789198211603 Format Paperback Publication Date 2022-10-13 Imprint Eurosom Books Audience General Language Somali ISBN-10 9198211609 UK Release Date 2022-10-13 We've got this At The Nile, if you're looking for it, we've got it. With fast shipping, low prices, friendly service and well over a million items - you're bound to find what you want, at a price you'll love! TheNile_Item_ID:138377069;
Price: 38.28 AUD
Location: Melbourne
End Time: 2024-11-12T02:27:22.000Z
Shipping Cost: 9.79 AUD
Product Images
Item Specifics
Restocking fee: No
Return shipping will be paid by: Buyer
Returns Accepted: Returns Accepted
Item must be returned within: 30 Days
Format: Paperback
Language: Somali
ISBN-13: 9789198211603
Author: Maxamed Xirsi Guuleed
Type: NA
Book Title: Cilmi-boodhari caashaqiisii
Publication Name: NA